Reer Cadaado oo go’aan kasoo saaray in Xaaf soo dhaweenayaan iyo in kale (Sawirro)

Magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug waxaa saakay kulan deg deg ah ku yeeshay waxgaradka iyo siyaasiyiinta magaalada Cadaado ,kuwaa oo ka arinsanayay sida ay ka yeelayaan Madaxweyne Xaaf oo kusoo wajahan. Waxgaradka iyo siyaasiyiinta ku kulmay magaalada Cadaado ayaa watashi dheer kadib isku raacay in Madaxweynaha Galmudug Xaaf lagu soo dhaweeyay magaalada Cadaado … Continue reading Reer Cadaado oo go’aan kasoo saaray in Xaaf soo dhaweenayaan iyo in kale (Sawirro)